Trump oo lagula taliyay in uu qaato Telefoon Shiinees ah iskana bedelo Iphone-ka !! 

Dowlada Shiinaha ayaa si jees jees ku jiro uga jawaab eed uga timid Warbaahinta dalka Mareykanka oo ku eedeeyay dowladaha Shiinaha iyo Ruushka in ay dhageestaan Telfoonka gaarka ah ee Madaxweyne Trump. Wargeyska New Yourk Times ee kasoo baxa dalka Mareykanka ayaa qoray in dowladaha Shiinaha iyo Ruushka ay dhageestaan Madaxweyne Trump marka uu ku … Continue reading Trump oo lagula taliyay in uu qaato Telefoon Shiinees ah iskana bedelo Iphone-ka !!